galliin
(m.l)ld gelliin¹.
galliin
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-nay, -ntay)U g.: Laba dhinac oo dhibaato dhextaalay heshiisiin; ergayn. ld gelliin².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh galliin ↴
gelliin [m.l]
1. Gelid. 2. Heshiisiinta laba dhinac oo dhibaato dhex taal. ld galliin.
gelliin [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-iimay, -iintay; -iimi)
U g.: Laba dhinac ee dhibaato dhex taal heshiisiin. ld galliin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg