Site icon Qaamuus

ereyga

galoolan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lmay, -lantay; -lmi)

Wax la galoolay noqosh.

galoolan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)

Wax la galoolay ahaansh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh galoolan

xallaafato [m.dh]
Qalab bir ah oo af galoolan iyo daab qori ah leh oo marka geedaha la qorayo xanafta looga bi'iyo; xalleefato.

abqo [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Miro dhuuban, galoolan, dhexda iniino ku leh, quracu bixiyo oo xooluhu cunaan; dhameel. ld aqbo, qabco.

galoolmid [m.f.dh]
eeg galoolan.

galoolnaan [m.f.dh]
eeg galoolan². ld galoolnaansh.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version