galti
(m.l)(galti/-iyo, m.dh) Qof tegay degaan uusan dhaqankiisa aqoo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh galti ↴
galtibbax [m.l]
ld galtibbixi.
galtibbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -bixi)
Qof, degaan uu ku cusub yahay dhaqankiisa la qabsash.
galtibbixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof galtinimo ka saari.
galtibbixid [m.f.dh]
eeg galtibbax². ld galtibbax.
galtibbixin [m.f.dh]
eeg galtibbix.
galtimacruuf [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Qof ismooda in uu ilbax yahay laakiinse aan ahay.
galtinnimo [m.dh]
Galti ahaansh.
galtiyad [m.dh]
Haweeney tagtay degaan aanay dhaqankiisa aqoo.
qandhaggalti [m.l]
Xanuun xummad leh oo ku dhaca qof yimaada meel uusan hore u joogi jirin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg