Site icon Qaamuus

ereyga

gam
(Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone)

Cod lagu muujiyo qof ama wax dilidda. Tus. “G. ka sii”.
Jacayl naftaada kaagama horeeso*

Markaad naftaada jaclaan weeyso cid kujeclaaneeso majirto


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gam

qaanso [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Qalab ka samaysan ul iyo wax la mid ah, oo lagu nadoocshay xarig labada af lagaga xiray, oo leebka iyo gammuunka laga gano. 2. Summad loo adeegsado ah hadalka ama codadka intooda kale, sababa kala duwan awgooda: qaansooyin deriley: {}; qaansooyin geesaley: []; qaansooyin bileed: ().

raadgamid [m.dh]
ld raadqaadid.

saangaman [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-mnaa, -mnayd)
ld saangan¹.

saangamid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saangan¹.

saangamnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld saangannaan.

saangamnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld saangamnaan.

afgammuur [m.l]
1. Qalab af fiican oo wax lagu mudo ama lagu gooyo leh laakiin af beelay. 2. ld afgammuurid.

afgammuur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax af beelay ka dhigid. ld afgammuux², afgamuur², afgamuux².

afgammuuran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay)
Wax af beelay noqosho (qalab af fiiqan). ld afgammuuxan¹, afgamuuran¹, afgamuuxan¹.

afgammuuran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax af beelaay ahaansho (qalab af fiiqan). ld afgammuuxan², afgamuuran², afgamuuxan².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version