Gamaamad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dedidda wax la qarinayo wax kale lagu dedo. 2. ld gamaamadid. ld gamaamud.
Gamaamad
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Wax la qarinayo dedid. ld gamaamud.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gamaamad ↴
gamaamadan | gamaamadid | gamaamadnaan | gamaamadnaansho | gamaamud | gamaamud | gamaamudan | gamaamudid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg