gambuus
(m.l) (-syo, m.dh)(muus.) Nooc ka mid ah qalabka muusikada lagu tumo oo ka samaysan qori ama bir wareegsan oo hal dhinac harag kaga haaranyahay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gambuus ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg