Site icon Qaamuus

ereyga

Gammaan

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

Naasleyda qayb ka mid ah oo ay ka mid yihiin fardaha, baqlaha, dameeraha iyo farowg.

Gammaan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Nooc kalluunka badda ka mid a.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gammaan

baqal | caynaan | ciddillaab | dakaamo | dakaan | dameer | dameer | dareemo | dawan | farow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version