Site icon Qaamuus

ereyga

Gamuun

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Ul yar, dhuuban, afka hore ka gammooxan, gadaalna fantax iyo baalal ku leh oo qaansada laga gem.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gamuun

gamuunayn | gamuunee | leeb |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version