Ganaax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-xyo, m.dh)Ciqaab maaliyadeed oo cid xeer jebisay lagu xukumo in ay bixis.
Ganaax
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)Ciqaab maaliyadeed cid dambi fashay bixinteeda ku xukumi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ganaax ↴
ooriyo | tacsiir | yake | yakee | ganaaxan | ganaaxid | ganaaxnaan | ganaaxnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg