Site icon Qaamuus

ereyga

ganguuman
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-mnaa, -mnayd)

Geed iwm wax jirridda laga jaray ahaansh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ganguuman

ganguumnaan [m.f.dh]
eeg ganguuman. ld ganguumnaansh.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version