Site icon Qaamuus

ereyga

gannad
(m.l)

1. Cayayaan u eg gendiga oo xoolaha dhiigga ka nuugta ayadoo geela ku reebta cudurka dhukaanka. 2. Caatoobidda xoolaha siiba geela marka dhukaanka ku dhaco ama abaari hesho; jaynaf. 3. ld gannadi.

gannad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

Nafley kacsan ahaansh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gannad

gannadid [m.f.dh]
eeg gannad². ld gannad¹ (3.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version