Gantaal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)1. Wax la ganay oo fallaar iwm. 2. Qalab ama hub halis ah oo meel fog wax ka dila. ld gentaal.
Gantaal
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:ld gantaali.
Gantaal
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Gantaal gani.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gantaal ↴
gentaal | gentaal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg