Site icon Qaamuus

ereyga

Gantoob

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Xijaab ka samaysan kebed ama dermo oo kala qaybiya aqal gudihiisa. 2. Wax la soo gaabshay; aan la dhammaystirin. ld gandoob.

Gantoob

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Aqal, derin, maro iwm ku kala qoqobid. ld gandoob.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gantoob

gandoob | gandoob | gandooban | gandoobid | gandoobnaan | gandoobnaansho | gantooban | gantoobid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version