Ganuun
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)1. Haruub yar oo xoolaha lagu maalo (ari). 2. Ceel, meel salkiisa ka mid ah oo biyo ka soo maaxdaa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ganuun ↴
ganuuni | ganuunin | ganuunis | ganuunsan | ganuunsanaan | ganuunsanaansho | ganuunsasho | ganuunso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg