Site icon Qaamuus

ereyga

Garaac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Ku dhufashada wax si xoog iyo noqnoqosho leh wax kale loogu dhufto. 2. Nuugid badan. 3. ld garaaci.

Garaac

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

Dhir la beerto oo la cuno inta ay curdanka tahay oo aanay weli miro yeela.

Garaac

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

1. Wax si xoog iyo noqnoqosho leh wax kale ugu dhufasho. 2. Dhaaryid. 3. Nafley gacan wax ku yeelid. 4. Makiinad wax ku qorid. 5. Gacan kaga dhawaajin (qalab muusiko.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garaac

aa' | raac | gaallisee | qaaree | raawi | afdhabaandhab | afdhabaandhab | beerrey | bugee | buhabbuhee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version