Site icon Qaamuus

ereyga

Garaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Kartida maskaxdu u leedahay waxgarashada; caqli; dhu.

Garaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Nin qolo madax u ah; ugaas; waba.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garaad

haaco | maangaab | maangaabi | asiidha yuurig | barbaari | beeldaaje | buxuur | caalle | caaq | calaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version