Site icon Qaamuus

ereyga

garab'aydo
(m.dh)

Cudur xoolaha ku dhaca oo garabka ka soo bixiya kasoobbax weyn oo badi ahaan dila neefka uu ku dhaco. ld garaabbiido, garabgooy.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garab'aydo

garab'aydo [m.dh]
Cudur xoolaha ku dhaca oo garabka ka soo bixiya kasoobbax weyn oo badi ahaan dila neefka uu ku dhaco. ld garaabbiido, garabgooy.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version