Garabtaag
Qaabnaxa: Fal Labagudbe1 | Verb Bitransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Fidinta gorayo, cantalaay iwm ay baalka fidiyaan; is g.: qof taageeri.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garabtaag ↴
garabtaagan | garabtaagid | garabtaagnaan | garabtaagnaansho | isgarabtaag | isgarabtaag | isgarabtaagid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg