Site icon Qaamuus

ereyga

Garansii

Qaabnaxa: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

1. Cid wax xusuusin. 2. Cid wax ka dhaadhici.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garansii

dareensii | garansiin | garansiis | midaar | solansii |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version