Site icon Qaamuus

ereyga

Garbabbeel

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dhaawac gaara garbaha gaadiidka la rarto. 2. ld garbabbeeli.

Garbabbeel

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-eelay, -eeshay)

Gaadiid la rarto garbaha ka dhaawacmi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garbabbeel

garbabbeelid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version