Site icon Qaamuus

ereyga

Garbadduub

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

G. u qabo/g. u xir: qabashada cid gacmaha gadaal loo qabto ama loo xiro. ld gardadduub.

Garbadduub

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

U g.: cid gacmaheeda gadaal qabasho ama u xirid. ld gardadduub.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garbadduub

figee | garbadduuban | garbadduubid | garbadduubnaan | garbadduubnaansho | gardadduub | gardadduub | gardadduuban |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version