Site icon Qaamuus

ereyga

garbadhac
(m.l)

Kala rayn waayidda ay kala rayn waayaan laba qof oo legdemaay.

garbadhac
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-cay, -cday)

Laba qof oo legdemaaya, kala rayn waayi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garbadhac

barbarro [m.dh]
Barbarkadhac; barbardhac; kalagurad; garbadhac.

garbadhicid [m.f.dh]
eeg garbadhac .

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version