garceesaan
(m.l)1. Geed boqoshaaga u eg oo badanaaba dundumooyinka ka baxa. 2. Magac loogu yeero qof leh gar dhuuban sida midka ceesaank.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garceesaan ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg