Site icon Qaamuus

ereyga

gardi
(m.l) (-iyo, m.dh)

Weel xoola lagu maalo. ld gerd.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gardi

elektarogardiyogaraam (EKG) [m.l] (-myo, m.dh)
(daaw.) (EKG) Ku qorista, shaqo koronteedka wadnaha warqad socota dusheed.

gardiid [m.l]
1. G. ah: qof aan garta qaadan in lala garramana oggolayn. 2. Rati aan oggolayn in la hoggaamiyo. 3. Neef qof uu yaqaan mooyee qof kala uusan lisi kari.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version