Gargaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Kaalmo wax ku ool ah oo dhaqso leh. 2. G.ka degdegga ah: kalkaalo caafimaadka dhaqsaha leh oo loo galo qofka jirradu ku soo booddo ama shil ku dhaawacma. ld gargaarsimo, gergaar.
Gargaar
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)U g.: cid taakulayn. ld gergaar.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gargaar ↴
kaaliye | tabantaabi | birmad | carceero | ciidan | deddatir | deddatir | gargaar-degdeg |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg