gargelyo
(m.dh)Garawsashada cid xumaan laga galay la garawsado iyadoo loo hoyanay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gargelyo ↴
gargelyoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
U g.: cid xumaan laga galay u hoysasho si loo raali geliy.
gargelyood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg gargelyo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg