Site icon Qaamuus

ereyga

Gargudub

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld gargudbi.

Gargudub

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-dbay, -dubtay, -dbi)

Webi, haro, war iwm labadeeda dacal isaga gudbi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gargudub

gargudbid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version