Site icon Qaamuus

ereyga

garid
(m.f.dh)

eeg gar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garid

abyanaha logaridam [m.l]
(xis.) Qayb ka mid ah logaridamka tiro ee ah abyoonaha ku yaalla bidixda barta tabanlaha ee ku jirta logaridamka.

angarid [m.f.dh]
eeg angar². ld angar¹.

fangarid [m.f.dh]
eeg fangar².

garaangarid [m.dh]
ld garangari.

garangarid [m.f.dh]
garangar². ld garaangarid, garaangirid, giraangirid, giringiri.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version