Gariir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dhaxan ama jirro oo jirku la ruxdo. 2. ld gallayr. 3. ld gariiri.
Gariir
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Cabsi, dhaxan iwm awgeed la ruxash.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gariir ↴
jabaq | alkohooliisam | balbal | burunjiyee | cilmiga dhulgariirka | cirifayn | cuddi | dardho | dhulgariir | dhulgariir |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg