Site icon Qaamuus

ereyga

gariirad
(m.dh) (-do, m.l)

Qeybta kor iyo hoos u loodsami karta ee kor u haysa qeybta sare ee baabuurka; mooll.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gariirad

moollo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Gariirad. 2. Wax jilicsan oo diismay.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version