Gariirshe
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Qori yar kankoonsan, af dhuuban, oo caruurta sibirka ku wareejiyaan iyaga oo xarig la dhacaya; dhulma.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gariirshe ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg