Garmaqaate
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-tayaal, m.l/dh)1. G. ah: qof madax adag oo aan gar qaadan. 2. Bud gaaban, xooggan, labada dhinac ka fiiqan, oo wax lagu halgaad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garmaqaate ↴
abjac | lamakaraan | madax-adayg | qaballuus |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg