Garooc
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. In yar oo wax is haysta laga gooyay. 2. Wax aan kaamil ahay.
Garooc
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)1. Wax is haysta in yar ka goyn. 2. Wax, wax ka maqan ka dhigi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garooc ↴
afgarooc | afgaroocnimo | garoocan | garoocasho | garoocid | garoocnaan | garoocnaansho | garooco |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg