Site icon Qaamuus

ereyga

Garoon

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Barxad weyn, bannaan oo siman. Tus. “G.ka kubbadda; g.ka dayuuradaha.

Garoon

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Neef lo'ama riyo ah oo aan geeso lahayn; seeny.

Garoon

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-may, -ntay)

1. Dhul geedo ka dhammayn. 2. Madax timo ka murxi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garoon

yool | garoomanaan | garoomid | garoonnaan | garoonnaansho | garoonshiid | gegi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version