Garruun
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno,/-ummo, m.dh)Bur weyn oo madax buuran le.
Garruun
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe | Verb Transitive/Intransitive Isrogrogga:1 (-uumay, -uuntay; -uumi) 1. Madax timo ka wada xiirid. 2. Laamo iwm baarka sare ka jarid. 3. Si xun u abaahin (awr.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garruun ↴
bud | bur | garruumee | garruumid | garruunnaan | garruunnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg