Site icon Qaamuus

ereyga

Garsoor

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Si aan eex lahayn oo wax loo xukumo; cadaalo. 2. ld garsoori.

Garsoor

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Si aan eex lahayn wax u xukumi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garsoor

caddilnimo | calanhaye | garsoore | garsoorid | garsoornimo | seeriwale | xaq | xaqsoor |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version