garuddambays
(m.l)ld guruddambay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garuddambays ↴
guruddambays [m.l] (-syo, m.dh)
Wiil ama gabar hooyo ku dhalmaddeysay oo wax ay dhasho ugu dambaysa. ld garuddambays.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg