garxiro
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-rtay, -ratay)Guntiino iwm dacalladeeda sare ee degta ku beegan isku xiri.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garxiro ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg