Site icon Qaamuus

ereyga

Garyaqaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

1. Nin xeerarka iyo dhaqammada bulshada ku xeeldheer. 2. Qof sharciga dawliga ah aqoon u le.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garyaqaan


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version