Gasar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Cudur ku dhaca xiriirta lafdhabarta oo qaarka sare isku jajabiya oo dadka tuur u yeela; faj.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gasar ↴
faje | gasariir | gasariir | gasariir | gasariirid | gerseriir | geseriir | geseriir | geseriirid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg