Gashaanti
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-iyo, m.l)Gabar da'ahaan u bisil aqalgal ama aroos. ld gashaan² (2).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gashaanti ↴
gashaantinnimo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg