Site icon Qaamuus

ereyga

Gasho

Qaabnaxa: f.g/lg3 Isrogrogga: (-shaday, -shatay)

1. (f.g) Wax la fasilay xirasho. 2. (f.g) Wax la tolay xirasho (kabo iwm). 3. (f.lg) Wax gudihiisa, wax ku ridasho. Tus. “Jeebka lacagta gasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gasho

faagasho | eedsheegasho | haarguduud | maagasho | oodrogasho | qaalaamarrogasho | qaalmarrogasho | taaloogasho | xagasho | xagxagasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version