Site icon Qaamuus

ereyga

Gaso

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

1. Raarta xerada xoolaha. 2. Xera xoolad. 3. Meel siman, dhir badan leh, biyabaxo ah oo buuro u dho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaso

gasaysan | gasayso | gasee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version