Site icon Qaamuus

ereyga

Gawaanraac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Cararidda xoolo badani cararaan iyaga oo baydadaya. 2. Lumidda xoolo badani lumaan. ld gawaanraaci.

Gawaanraac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

1. Xoolo badan didid. 2. Wax dhumi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gawaanraac

gawaanraaci | gawaanraacid | gawaanraacin | gawaanraacis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version