Site icon Qaamuus

ereyga

Gawrac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld gawraci.

Gawrac

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Neef si loo xalaaleeyo hilibkiisa, cunaha mindi kaga jarid; gowrac, biray.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gawrac

baqti | birsol | daloolin cad-hunguri | digdhaw | gawracan | gawracasho | gawracato | gawracnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version