Gawracato
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Cudur cunaha ku dhaca oo halis ah. 2. Cudur faraha lugaha jeexjeex.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gawracato ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg