Site icon Qaamuus

ereyga

gawriir
(m.l)

ld gawdiid.

gawriir
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

ld gawdiid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gawriir

gawdiid [m.l]
Taagnaan badan oo meel lala istaago jirro, dhibaato iwm awgeed. ld gawriir.

gawdiid [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Jirro, dhibaato iwm awgeed meel la istaagid. ld gawriir.

gawdiidid [m.f.dh]
eeg gawdiid². ld gawriiri.

gawriirid [m.dh]
ld gawdiidi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version