Site icon Qaamuus

ereyga

Gaxash

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Nooc kalluunka badda ka mid ah. 2. Nagaar geel. 3. Nagaar geelu daaqiddiisa jecelyaha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaxash

dagiigaxasho | digiigaxasho | lingaxasho | niggaxasho | ningaxasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version