Gebi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)1. Qar; jar; daan. 2. Meel qar hoostiis ah oo roobka, qorraxda, dhaxanta iwm laga galo. 3. G. ahaan: giddi; gebigood; giddigoo.
Gebi
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Fool; mada.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gebi ↴
cadaadis-beege | dayaan | gabid | gabiib | gale | garraw | gebid | gebidhac |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg