Site icon Qaamuus

ereyga

gebidhac
(m.l)

1. Dalambaabiyidda wax socda sabbaynaya sameeyaan. 2. Wax dhulka hoostiisa u sooda oo hadba gebi ku sii dhac.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gebidhac

gebidhaclayn [m.f.dh]
eeg gabidhaclee. ld gebidhacl.

gebidhaclays [m.l]
Si habjaq ah u socosho. ld gebidhaclay.

gebidhacle [m.l]
Socod dalambaabi ah oo hadba dhan loo dhaco. ld gebidhaclay.

gebidhaclee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
1. Si dalambaabi ah u socosho. 2. Wax hadba dhinac ku dhici.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version